Kalxan

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-amo, m.l)

(c.nafl.) Laf samaysa qayb ka mid ah garabka, taas oo iskuxidha lafta ballaaran ee garabka iyo lafta dhafka.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kalxan

feedh |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg