Kambal

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Agagaarka aqalka.


Kambal

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-alay, -ashay)

1. Kaga k.: cid naf ka qaadid. 2. Is k.: seexasho.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kambal

kambalid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg