Kamiin

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Cabbid horaadda xoolo ooman. 2. Rabitaan saa'id ah oo cunto iyo cabbitaan loo qabo.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kamiin

kamiinasho | kamiinjebi | kamiinjebin | kamiinjebis | kamiino | rakaad | rakaado |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg