Kaneeco

Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:

(c.nafl.) Cayayaanka duula nooc ka mid ah oo qaarkeed ay keento cudurro xunxun oo ay duummada ka mid tahay; dhilmaanyo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kaneeco

marakaneeco | xummad-hurdo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg