Kansi

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo, m.dh)

Lacag, dhagax, bir iwm oo qaali ah si gaar ahna loo ilaaliyo. ld kensi.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kansi

kensi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg