Karood

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Cudur si degdeg ah wax u dila; habaar. 2. Dhul taag ah, dhagax leh oo dhirtu ku yartahay. 3. ld baroodid.

Karood

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

1. Cudur nafley degdeg u dilid. 2. ld barood².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga karood

baroodid | karoodid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg