Karrays

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-so, m.l)

Luqunta iyo feeraha lafta u dhexeysa, garbahana kala reebta.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga karrays

garab | karraysad | karraysi | karrayso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg