karso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

Wax dab iyo biyo ku bislaysasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh karso

karsasho [m.f.dh]
eeg karso. ld karsad, karsi.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg