Kartidarro

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Karti yaridda uu qof leeyahay oo u diidda in uu hawl si fiican u fuliyo. ld kartixumo, kartili'i.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kartidarro

kartili'i | kartixumo |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg