Kashif
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. K. ah: meel aan asturneyn. 2. Fadeexad. 3. ld kashifid.
Kashif
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)1. Wax la qariyey sheegid. 2. Cid fadeexo ku sameyn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kashif ↴
bidibidi | dabafur | facshar | goldoox | kashifaad | kashifan | kashifan | kashifid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg