Kasoobbax-naas

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-xyo ..., m.dh)

(daaw.) Halaamacoodka naaska oo sida badan uu keeno baktiiriya ka soo gala ibta.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kasoobbax-naas


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg