Kastan
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-ammo, m.dh)Xafiis lagu canshuuro badeecadaha dibadda loo dhoofiyo iyo kuwa laga keensanayaba.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kastan ↴
maato | racayn |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

