Kawaawe

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Qalabka beeraha nooc ka mid ah oo ka kooban bir af ballaaran iyo daab qori ah.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kawaawe

kawaawee | kawaaweyn | kawaaweys | kawaaweysan | kawaaweysanaan | kawaaweysnaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg