Kawir

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Burcad udgoon oo haweenku madaxa ku carafsadaan; hab gaar ah oo dumarku timaha u furtaan oo u gambaystaan. 2. Meel u weecashada dooni ama markab.


Kawir

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Doonni ama markab meel u leexin.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kawir

kawirasho | kawirid | kawiro |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg