Kawrax

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Wax qoyan oo aan si aad ah u engegin.

Kawrax

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday; -rixi)

In yar engegid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kawrax

kawrixid | xargag |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg