Kayd-ayoonayn
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-ded ..., m.l)(kiim.) Summad: IP. Taranta loo baahanyahay in lagaga qaado hal elektaroon atam (ama molikiyuul koox) markuu yahay wejiga neefta.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kayd-ayoonayn ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg