Kayga

Qaabnaxa: mu.lh.l Isrogrogga:

(kuweyga, w) Magacuyaal lahaansho oo lab oo tilmaamaya wax anigu (qofka koowaad ee kelida ah ee hadlaha ah) aan leeyahay. Tus. “Midkan kayga ma ah”. .

Kayga

Qaabnaxa: dk.lh.l Isrogrogga: (-kayga)

Dibkabe lahaansho oo tilmaamaya wax anigu (qofka koowaad ee kelida ah ee hadlaha ah) aan leeyahay. Tus. “Dalkaygu waa hodan”. ld kay³.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kayga

kay | kuwayga |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg