Kaynroobaad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Kolka roob da'ayo ee ifka qorraxda iyo dhibicda roobku isqabtaan, muuqaalka isku duuban ee midabbada badan leh oo qaabka qaansada u eg, cirkana ka dhex muuqda; qaanso-roobaad; jeegaan; caasha-carrabdheer.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kaynroobaad


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg