kebbisii
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iiyay, -iisay)

ld kabbisii.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kebbisii

kabbisii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
Cid caano iwm in uu kabbado u oggolaansho. ld kebbisii.

kabbisiin [m.f.dh]
eeg kabbisii. ld kebbisiin.

kebbisiin [m.dh]
ld kabbisiin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg