keenso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

Wax meel durugsan ka qaadasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh keenso

keensasho [m.f.dh]
eeg keenso. ld keensad.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg