Keligitaliye

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

(keligood taliyayaal, m.l/dh) (siyaa.) Hoggaamiye waddan ku qabsaday xoog, awoodda xukunkana ku haysta si kelinnimo ah, tashi la'aan. ld kaligitaliye.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga keligitaliye

kaligitaliye |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg