Keligitashe

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

(keligood tashayaal, m.l/dh) (siyaa.) Hoggaamiye, ama qof kale oo leh awood weyn, oo awooddiisuna ku isticmaala si xaq daro iyo cadowtinnimo. ld kaligitashade.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga keligitashe


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg