Khafiifsan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Wax maskaxdiisu wax u dhiman yahay ahaan-sho (qof).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga khafiifsan

khafiifsanaan | khafiifsanaansho | neecaw |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg