Khalji

Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga:

Qoryo dhuudhuuban oo aqallada lagu dhiso ama bedemmada iwm lagu awdo ama lagu karo; sarab; sadaq.

Khalji

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-iyay, -iday; -iyi)

Khalji wax ku dhisid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga khalji

khaljiyid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg