Khansiir

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-ro, m.dh)

Naasley jaadad badan leh oo Muslinka iyo Yuhuudda maahee dadka kale hilibkiisa cunaan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga khansiir


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg