Kharaab

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

K. ah: qalab gabay hawshuu qabanayey. ld kharraab¹.

Kharaab

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)

1. Shaqeyn waayid (qalab). 2. Hawl gabid (qalab). ld kharraab².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kharaab

kharaabi | kharaabid | kharaabin | kharaabsan | kharaabsanaan | kharaabsanaansho | kharraab | kharraab |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg