Kharaf

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-fyo, m.dh)

Qof fudud oo iska hadla oo warkiisa aan waxba laga soo qaadin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kharaf


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg