Khariif
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:1. Xilliga doonyaha shiraaca leh ay xayirmaan dabeysha oo isbeddesha awgeed. 2. Nooc timirta ka mid ah oo aan aad u bislaan, dheg dheg badanna leh.
Khariif
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)Doon meel ku xayirmid dabaysha oo isbeddeshay aw-geed.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga khariif ↴
khariifid |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

