Khasaaro

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Dhibaato ku timaada qof hantidiisa.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga khasaaro

tacabkhasaaro | deg | khasaari |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg