Khasif
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Waxyeelo xag Ilaah ka timaadda oo dad iyo dal ku dhacda oo burbur iyo halaag gaarsiiya.
Khasif
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)Waxyeelo xag Ilaah ka timaadda oo dad iyo dal ku dhicid, burbur iyo halaagna gaarsiin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga khasif ↴
khasifid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg