Khasir

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Maal lacag ah oo si aan habboonayn lagu bixiyo ama lagu lumiyo. 2. Ganaax; xaal; yake. ld khasiraad.

Khasir

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

1. Hanti si aan habbooneyn u isticmaalid. 2. Cid ganaaxid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga khasir

khasiraad | khasirid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg