Khatin
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:1. Gabagabeynta iyo gunaanadka Quraan iyo duco la soo akhriyay. 2. ld khatimid.
Khatin
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-imay, -intay; -imi)Quraan iyo duco la akhriyay gunaanadid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga khatin ↴
khatimid |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

