Khidmo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. (dii.) Soddonka jus ee quraanka oo kol isku meel lagu wada akhriyo. 2. Hawl cid loo qabto; adeeg. 3. (-ooyin, m.l) Lacagta la siiyo qof hawl fudud qabtey. ld khidmad.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga khidmo ↴
khidmad | khidmo-shuruud |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg