Khilaawo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Kelinnimo, meel gaar ah, muddo go'an arrin gaar ah oo Ilaah looga baryo. ld khalaawo, khalwo, qalwo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga khilaawo ↴
khalaawo | khalwo | qalwo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg