Kidif

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-fyo, m.dh)

Wax la jarjaray oo aad loo yaryareeyey cad ka mid ah; jab ama go'yar; qurub.

Kidif

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-dfay, -dftay; -dfi)

Wax is-haysta jarjar yaryar oo badan ka dhigid; qurbid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kidif

kidfan | kidfid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg