Kifaax

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Hawl qabashadeeda ama wax hanashadooda loo dagaallamo; halgan. 2. Raaxo.

Kifaax

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday)

1. Hawl qabashadeeda ama wax hanashadooda u dagaallamid. 2. Raaxaysasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kifaax

kifaaxid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg