Kiishka xabka

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

(c.nafl.) Kiishka xabku ka buuxo oo ilmaha uurka ku jira ku dhex jiraan waxaana daboola xuubka “amnion”.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kiishka xabka


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg