Koorasaar
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:1. Midab madow oo neef ido ah dusha uga yaal. 2. Duudka fardaha meesha kooraha la saaro.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga koorasaar ↴
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

