Koosee

Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-seeyay, -saysay)

Si aayar ah u ordid (faras).


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga koosee

koosayn |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg