Koostik-soodha
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(kiim.) (Naatriyan haydarogsaydh). Adke cad oo sayax-milme ah una habaysan duneed, ilays gudbintiisuna liidato. Milanka uu ku jiraa waa alkali xooggan waana gudbiye-milme.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga koostik-soodha ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg