korjooge
(m.l) (-gayaal, m.l/dh)Cid dusha ka ilaalin; gaarhaye.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh korjooge ↴
korjoogeyn [m.f.dh]
eeg korjoogee. ld korjoogteyn.
korjoogtee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-teeyay, -teysay)
ld korjoogee.
korjoogteyn [m.dh]
ld korjoogeyn.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg