korran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax la koriyey ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh korran

korranaan [m.f.dh]
eeg korran. ld korra-naansho.

korranaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld korranaan.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg