Korsooh
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Xarig seddex raab oo laysku tidcay ka samaysan.
Korsooh
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-hay, -hday)Xarig hab saddex lugood ah u tabin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga korsooh ↴
korsoohid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg