Kubbad-badh
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do .., m.l)(juqr.) Nuska dhulka, marka sallax dhexdiisa la matiyay uu labo gabal o isla eg u qaybiyo. Dhulka badanaa waxaa loo qaybiyaa kubbad badhka woqooyi iyo kubbad badhka koonfureed, kan hore waa badhka ushiisa ah ee dhulka badhaha woqooyi ka xiga, kan dambena waa midka koonfur ka xiga dhul badhaha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kubbad-badh ↴
wadaamagooye | dabayl-cirifeed | jiidda-dhexe | jiilaal | tundura | xilli |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg