Kubram

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

(kiim.) Curiye kalaguur ah, midabkiisu yahay baroor-cas, summad-diisuna tahay Cu. Tiro atamkiisu waa 29, cuf atamkiisu waa 63.546. Bar dhalaashan-kiisu waa 1083.4° C.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kubram

baraas |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg