kudmo
(m.dh)

1. Saarashada dibi ama faras saarto, sac deggan ama geenyo beydalan. 2. ld kudid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kudmo

asool [m.l]
1. ld oslid. Baahida neef ida ah oo dheddig u qabo kudmo. 2. A. ah: neef dheddig oo ida ah oo kudmo u baahan.

asool [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oolay, -ooshay)
Neef dheddig oo ida ah kudmo u baahasho. ld osol².

beeddalan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-lnaa, -lnayd)
Wax kudmo rabo ahaansho (geenyo). ld beedalan.

kudid [m.f.dh]
eeg kud². ld kudmo (2).

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg