Kuhaanlow

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Nin ku dheer kuhaanka. 2. Gabyaa habaarkiisu kaco.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kuhaanlow


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg