Kul-daynaamika

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(fiis.) Barashada xeerarka xukuma isu-rogidda qaababka tamarta, jihada uu kulku u gudbo iyo helitaanka tamar lagu qabto hawl.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kul-daynaamika

xaalad-beeggaal |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg