Kul-dhibib

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

(daaw.) Xaalad cudureed ay xubnaha saxa kulka jirka hawlgabaan taas oo keenta kulka jirka oo kor u kaca,dhidid la'aan iyo miyir beel.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kul-dhibib


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg