Kul-falgal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-lal ..., m.l)

(fiis.) Tamarta la sii daayo ama la nuugo marka falgal kiimikaad oo dhammeystirani ka dhex dhaco xaddiyo moolan oo falgalayaal ah.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kul-falgal


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg